Daawo: Xidlhibaan ka tirsan maamulka S.land “Dalalka Itoobiya Iyo Kenya haka Faa’iidaystaan Kala qaybinta Somalia”

Daawo: Xidlhibaan ka tirsan maamulka S.land “Dalalka Itoobiya Iyo Kenya haka Faa’iidaystaan Kala qaybinta Somalia”

daajis.com:- Xildhibaan ka tirsan maamulka Hargeisa oo lagu magacaabo DHEEG ayaa siwayn uga cadhooday go’aanadii kasoo baxay Shirkii IGAD ee muqdisho, Wuxuuna Itoobiya iyo Kenya usoo Jeediyey inay ka Faa’iidaystaan kala qaybinta Soomaaliya, Hadii ay diidaana ay u diyaar garoobaan dagaalkii 77 oo kale.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada