daajis.com:- Wiilkan iyo Aabihiis ayaa kasoo jeeda deegaanada waqooyi galbeed Soomaaliya (Somaliland), balse arinta la yaabka leh ayaa ah, in wiilka uu aaminsanyahay Soomaali weyn halka aabahana uu aaminsanyahay Somaliland.
“Aniga waxaan daganahay qeybta sare ee Guriga aabaheyna qeybta Hoose, waxaa noo dhaxeeya xuduud waana jaranjarada” ayuu yiri wiilka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:00 and have
