Daawo: Madaxwayne Xasan oo Xilkii ka Dhamaaday, Lana Hadlay Warbaahinta

Daawo: Madaxwayne Xasan oo Xilkii ka Dhamaaday, Lana Hadlay Warbaahinta

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayay Maanta uga egtahay Waqtiga Madaxweyninimo ee Wadanka Soomaaliya, Waxaana Madaxweynaha oo maanta la hadlay Warbaahinta uu ka hadlay Shirka Madaxda uru Goboleedka IGAD oo 13-ka Bishaan ka furmaya Magaalada Muqdisho iyo Culays la saaray Shacabka Muqdiho ee Wadooyinka la xidhay.


Waxa uu sheegay in ay tahay Guul u soo hoyotay Shacabka Soomaaliyeed in Dalka Somalia uu ka dhaco Shir Madaxeedka wadamada Urur Goboleedka IGAD, Wuxunasheegay in arintaasi Wadooyinka la xidhay iyadoo lagu Jiro Diyaar Garowga Ciidka, ay tahay mid sare loogu qaadayo Amaanka Magaalada Muqdisho dadkuna ay dulqaad muujiyaan.

ugu dambeeyntii Madaxweynaha ayaa ka hadlay Shirka madashada wadatashiga qaran ee ka soconayo Magaalada Muqdisho waxaana uu sheegay in shirkaasi meel wanaagsan uu marayo islamarkaasina la soo gaba gabeeyn doono dhowaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada