MUUQAAL: Xeebta Jaziira ee duleedka MUQDISHO, Damaashaadka Bulshada, iyo Dalxiiska Qurbejoogta Soomaliyeed

MUUQAAL: Xeebta Jaziira ee duleedka MUQDISHO, Damaashaadka Bulshada, iyo Dalxiiska Qurbejoogta Soomaliyeed

daajis.com:- Waxaanu Halkan Idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Xiiso badan oo laga soo diyaariyey Xeebta JAZIIRA oo ku taala Duleedka magaalada Muqdisho, Halkaasi oo maal maha Fasaxa ka mid ah goobaha ay Bulshadu u damaashaad tagaan.


Waxaad uga bogon doontaan Khayraadka, Quruxda iyo Nimcooyinka uu Eebe Ku manaystay Dhulkeena Hooyo, Dareenka Dhalinyarada Soomaalida ee halkaasi ku sugan, dadka ka shaqaysta Badda iyo Qurbajoog Soomaaliyeed oo dalxiis ku taga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada