Daawo: Soomaaliya oo Kaalin Fiican ka gashay Tartanka Curyaanada ee Brazil

Daawo: Soomaaliya oo Kaalin Fiican ka gashay Tartanka Curyaanada ee Brazil

daajis.com:- Farxaan Cadaawe oo ah wiil 19-jir ah ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Soomaaliya u matala ciyaaraha dadka naafada ah ee aduunka kaalin fiican ka galay.

Farxaan ayaa markii ugu horeeyay ka qayb galay cayaaraha Olompikada naafada ee iminka ka socda magaalada Rio ee dalka Barasil isagoo magaca Soomaaliya ku soo saftay, wuxuuna galay kaalinta shanaad.

Ciyaaryahankan ayaa ku tartamayay qeybta baaskiilada ee 100-ka mitir isagoo ku orday 18.49 daqiiqo halka orodyahanka kaalinta 1aad galay oo ka soo jeeda dalka Maraykanka uu ku orday 17.20 sec.


Inkastoo farxaan uusan wax bilad ah ku guuleysan haddana wuxuu muujiyey dedaal badan, isagoo orodka baaskiilada kala qeyb galay Todoba orodyahan oo qaarkood metelayey dalalka caalamka ugu dhaqaalaha iyo awooda badan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada