daajis.com:- Waxaa shir Balaadhan Isugu yimid beelaha Gadabuursi iyo Ciise, waxaana shirka Looga arinsaday Xiisada ka taagan deegaano ka tirsan Gobolka Awdal oo la qorsheeyay in lagu daro magaalada Hargeisa.
Shirkan ayaa waxaa Fariin adag loogu diray maamulka Somaliland oo Ciidamada dulkeenay, Waxayna soo bandhigeen Qorshaha la doonayo in deegaankaasi looga wareejiyo oo loosoo bandhigay, Waxayna ku Hanjabeen inay ku dhowaaqi doonaan Go’aano maamulka hargeisa Adhaxda ka jebin doona, hadii aan ciidanka looga dulqaadin dhulkooda, ayna dagaalami doonaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at