Daawo: Wadamo Nabad ah oo Yurub ku qul-qulaya Iyo Soomalidii oo ka yaabtay

Daawo: Wadamo Nabad ah oo Yurub ku qul-qulaya Iyo Soomalidii oo ka yaabtay

daajis.com:- Wadamo badan oo ku yaala Qaarada Yurub ayaa waxa ay quus ka taagan yihiin Qaxooti aad u fara badan oo wadamadooda aanay wax dagaalo ah ka socon marka laga reebo arimo dhaqaalo daro iyo shaqo la´aan awgeed.


Xiliyadii hore Qaarada Yurub waxaa ku soo qul quli jiray dad ka soo jeeda wadamada Colaadaha ka socdaan sida Siiriya , Ciraaq , Somalia , Afghanistaan iyo Jejniya balse iminka waxaa dalalka Yurub ku soo xoogeeysanaya oo maalin kasta ku soo Tahriiba shacab ka soo jeeda wadamo xasiloon sida Marooko, Aljeeriya , Itoobiya , Neeyjeeriya , Gambia iyo Tuniisiyaan .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada