Daawo: Faysal Waraabe oo qayb gelaya Doorshada Soomaliya iyo Weerar uu ku qaaday Xasan Sheikh, Jangali & Hadliye

Daawo: Faysal Waraabe oo qayb gelaya Doorshada Soomaliya iyo Weerar uu ku qaaday Xasan Sheikh, Jangali & Hadliye

daajis.com:-   Waxaa maanta magaalada Hargeisa warbaahinta kula hadlay Faysal Cali waraabe oo ku dhowaaqay inuu ka qayb qaadan doono Doorshada Soomaaliya, Isagoona eedayn usoo jeediyey madaxwayne Xasan sheekh,  Wuxuuna sheegay inuu doonayo inay Soomaaliya yeelato Hogaan Fiican.


Dhinaca kale Wuxuu Weerar afka ah ku qaaday Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya Cali Axmed Jaamac (Jangali) Wasiirka arimaha debeda C.salaan Hadliye iyo Safiirka Soomaliya u fadhiya Kenya Jamaal oo dhamaantood kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay Joojinta qaadka Kenya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada