Daawo : Maxamed Biixi Yoosin oo Beeniyey warkii uu baahiyey Kalsan TV

Daawo : Maxamed Biixi Yoosin oo Beeniyey warkii uu baahiyey Kalsan TV

daajis.com:- Maxamed Biixi Yoonis oo maamulka Somaliland horay uga soo noqday Wasiirka Arimaha debada ayaa sida fiinta uga qayliyey War uu baahiyey Tv-ga Kalsan, Kaasi oo lagu sheegay inuu Qorshaynayo inuu  Noqdo  Raysalwasaaraha Soomaaliya, hadii uu guulaysto Sheekh Shariif Sh. Axmed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada