MUUQAAL: Maalintii Labaad ee Dacwada Badda Somalia iyo kenya oo Bilaabatay

MUUQAAL: Maalintii Labaad ee Dacwada Badda Somalia iyo kenya oo Bilaabatay

daajis.com:- Waxaa maanta loo guda galay maalintii labaad ee dacwada badda Soomaaliya iyo kenya, waxaana  ee ICJ ay maanta biloowday dhageysiga Dacwada badda ee Soomaaliya.


Qareenada u doodaya dowladda Kenya ayaa shalay maxkamadda ICJ ka hor jeediyay is difaacidooda oo ay ku doodayaan in hadda aan la joogin waqtigii maxkamadda ay dhex dhexaadin lahayd ee iyada iyo Soomaaliyaba uu u socdo wadahadal xag dowladeed ah ayna howlahooda tartiib ku dhamysan karaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka jawaabtay hadaladii ay dowladda Kenya ay shalay soo jeedisay, waxayna Soomaaliya Rajo ka Muujisay Go’aanka kasoo bixi doona Maxkamada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada