daajis.com:- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Jaamac Fariid ayaa ka waramay arimo badan. Wuxuu ka hadlay amaanka oo uu sheegay inaan xataa wasiiradu aysan Kaxaysan ilaalo, Nabad gelyada, horumarka dhinaca Dhaqaalaha iyo Arimo badan.
Wasiirka ayaa su’aalo badan laga weydiiyey dhamaan arimaha Jubbaland, Wuxuuna sheegay in Soomaali oo dhan ay ku Jirto maamulka Jubaland, Wuxuuna sheegay inayna Jubaland ka Jirin Hayb sooc, iyo arimo kaleba ka jawaabay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at