daajis.com:- Waxaa maanta iska Casilay Xilkii Wasiirka Warfaafinta ee Maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soocade, Wuuxuna Waraysi uu siiyey Idaacada BBC uga hadlay sababta keentay inuu Xilkaasi iska Casilo.
Soocade ayaa wuxuu sheegay inay qayb ka tahay Sababta uu isku Casilay Faragelinta maamulka Puntland uu ku Hayo Xildhibaanada Dawlada Federaalka u Metalaya Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn “Beeshaydu kuma faraxsana in Xildhibaanadeedda lagu xulo Garoowe, taladda wax halaga siiyo baan iri ma suurtagelin sababaha aan isu casiley ayay kamid tahay” Ayuu yidhi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:42 and have
, Published at