Daawo Video: Xaalada Caabudwaaq oo kacsan Nabadoono Caan oo Lagu dilay, Dhaawaca 9 Qof Iyo Rasaas dhacaysa

Daawo Video: Xaalada Caabudwaaq oo kacsan Nabadoono Caan oo Lagu dilay, Dhaawaca 9 Qof Iyo Rasaas dhacaysa

daajis.com:- Waxaa magaalada Cabudwaaq ka dhacay weerar xidhiidha aano Qabiil, kaasi oo galaaftay nolosha laba nabadoon oo caan ka ah Cabudwaaq iyo dhaawaca 9 qof oo kale, taasi oo saameyn ballaadhan ku yeelatay xaalka magaaladaasi.

Waxgaradka magaaladaoo ka warbixiyey sida ay wax u dhaceen ayaa sheegay inay tahay Dhacdooyin Xanuunbadan ay ka socdaan deegaanka, waxayna Bulshada Caabudwaaq usoo jeediyeen inay isku taagaan Nabadgelyada, Sidoo kalana waxaa magaalada laga Maqlayaa Rasaas goos goos ah.

Nabaddoon Fanax Aadan iyo Nabaddoon Maxamed Barre Diini  ayaa ku geeriyooday Weerarka, Sidoo kalana waxaa  dhaawac ah 9 qof ah ee isugu jira rag iyo dumar, uuna ka mid yahay nabaddoon Muuse Geelle.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada