Muuqaal: Sacuudiga oo soo bandhigay DHOOLATUS MILATARI oo laga matalay Argagixiso Weerareysa XAJKA

Muuqaal: Sacuudiga oo soo bandhigay DHOOLATUS MILATARI oo laga matalay Argagixiso Weerareysa XAJKA

daajis.com:- Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xaalad heegan sare ah gelisay ciidamadeeda gaarka ah ee milateriga, si loo hubiyo amaanka xajka oo sanadkaan ka duwan sanadihii hore, maadaama weerar is qarxin ah bishii hore uu ka dhacay masjidka barakeysan ee Nabigeena CSW.

Sanadkaan oo xajka aysan imaan doonin dadka ugu badan ee shiicada adduunka ee Iiraan, ayaa waxaa milateriga loo diyaariyay in ay ka fal celiyaan weerar kasta oo lagu soo qaado xujeyda, iyadoo dhoolatuskaan loo ekeysiiyay mid la soo weerarayo xujeyda, kadibna ay ka jawaab celinayaan milateriga Sacuudiga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada