daajis.com:- Guddoomiyaha maamulka Gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar [Daba-geed] oo Dib ugu laabtay Magaalada Beledweyne, ayaa kasoo hor-jeestay shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh. Dhexe, isagoo dhinaca kale fariin u dirray Dawlada uu ka tirsan iyo urur gobolleedka IGAD, Isagoo si gaar ah u xusay Maxamed Afey iyo Jen. Gabra.
Dhinaca kalena, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo soo hadal qaaday arrinta la xiriirta soo xulista Xildhibaannada Aqalka Sare, ayaa xusay in maamul iyo bulsho intaba uga danbeyn doonaan sida hadalka uu u dhigay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at