daajis.com:- Liibaan Axmed waa 23 jir ay VOA kula kulantay makhaayadda Beach View ee xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Liibaan oo wakhtigaas buug akhrinayay ayaa wuxuu VOA u sheegay inuu ku dhashay Sacuudiga, dhawaana Somalia ku soo noqday. Liibaan wuxuu VOA uga warramay sida uu xaalka Somalia u arko.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at