daajis.com:- Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta ka Warbixiyey Halka ay marayso Dacwadii u dhaxaysay Faysal Cali Waraabe, Wuxuuna sheegay in hada lasoo Afjarayo Arintaasi, Wuxuuna Faysal Waraabe ku sheegay inuu NGO ka dhigtay Xasbiga, Sidoo kalana uu ku milmay Xisbiga Kulmiye, isagoo usoo jeediyey inuu Biiro.
Mudooyinkii u danbeeyay waxaa khilaaf xoogan uu ka dhextaagnaa Labada Garab ee Xisbiga UCID u kala qaybsamay, iyadoona taasi ay keentay in Maxkamad isla galaan.
Dhinaca kale wuxuu si kulul u weeraray Muuse Biixi, oo ay isku Beel yihiin, oo Cabsi wayn ka qaba inuu Jamaal Kusoo Baxo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:12 and have
, Published at