Hogaamiye kooxeedka Cabdi waal oo si Cajiiba uga hadlay Dagaalka Galmudug iyo Puntland, Sirta ka danbaysa (Video)

Hogaamiye kooxeedka Cabdi waal oo si Cajiiba uga hadlay Dagaalka Galmudug iyo Puntland, Sirta ka danbaysa (Video)

daajis.com:- Hogaamiye Kooxeedka Cabdi Nuurre Siyaad (Cabdi Waal) ayaa waxa uu ka hadlay labo arin oo hadda ka taagan Dalka Soomaaliya.


Cabdi Waal ayaa ugu horayn wuxuu kaga hadlay Go’aankii kasoo baxay Dawlada Ee Lagu joojiyey Qaadka iyo sida ay uga fal celiyeen Maamul Gobolleedyada qaar, Kuwaasi oo khalad ka fahmay Faderaalka, Isagoo ku eedeeyay inay ismoodeen Dawlad gaar ah.

Siyaasiga Cabdi Waal ayaa sidoo kale labada Maamul Gobolleed Ee Galmudug iyo Puntland Hogaankooda ku Eedeeyey in Gaalkacyo dadka deggan ay Walaalnimada ka dhaxeysa inay is dhex galaan ay udiidan yihiin.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada