daajis.com:- Magaalada Buuhoodle waxaa dhowaan soo gaadhay Xubno ka socda maamulka Puntland, Kuwaasi laga soo diray magaalada Garoowe, Waxaynasoo bandhigeen maleeshiyo ay sheegeen inay yihiin ciidan, kuwaasoo sida la sheegay aan qaarkood weligood Ciidan noqon, wax mushahar ahna aa ka qaadan maamulkaas.
Dhinaca kale Xubnahan Meesha ka muuqday ayaa waxaa kamid ah ahaa Qaar kamid ah Ragga sheegtay inay yihiin Ciidan difaac, Islamarkaana Dhaliilo inta badan usoo jeediya madaxda khaatumo, Iyagoo ka Shidaal qaadanaya maamulka Garoowe.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:34 and have
, Published at