MUUQAAL: Cali Xaaji Warsame “Xasan Shiikh Xilka haka dego, Dilka Muqdisho Al-shabaab keliya ma gaysato”

MUUQAAL: Cali Xaaji Warsame “Xasan Shiikh Xilka haka dego, Dilka Muqdisho Al-shabaab keliya ma gaysato”

daajis.com:- Musharaxa u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Cali Xaaji warsame ayaa Ka Hadlay Kulamada Isbahaysiga Xisbiyada Musharaxintu Yeesheen ee ka Dhacay Muqdisho Iyo Nairobi, Waxuuna Ku Eedeyey Inay Siyaasada Ku fashilantay Dowlada uu Hogaamiyo Madaxwayne Xasan Sheekh.


Cal Xaaji Warsame ayaa wuxuu sheegay Inuu Xilka Ka dhamaaday madaxweynaha, Loogana Baahan Yahay Inuu Xilka Ku Wareejiyo Gudoomiyaha Baarlamaanka, Iyaguna U Aqoon san yahiin Madaxweynahii Hore Ee Soomaaliya,

Dhinaca kale Cali Xaaaji Ayaa farta Ku Godey Inaysan Dilalka Muqdisho Intooda Badani Al-shabaab Kaliya Gaysan, Marka la Eego ciidamada muqdisho jooga Iyo maalin kasta Hoteelada La Weerarayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada