Obama oo nin Muslim ah u magacaabay garsoore

Obama oo nin Muslim ah u magacaabay garsoore

daajis.com:- Madaxweyne Obama waxa uu magacaabay qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah oo noqonaya garsoore maxkamad federal oo Mareykanka ku taalla.

Waxa uu sheegay inuu ku kalsoon yahay in Cabid Qureeshi uu dadka Mareykanka si wanaagsan ugu shaqeyn doono.

Wuxuu intaa raaciyay in Cabid Qureeshi uu noqon doono qof shaqadiisa dhanka cadaaladda ay ku dhisan tahay daacadnimo iyo Sabar.

Sikastaba, magacaabistan waxay u baahan tahay in aqalka sare ee senate-ka uu meel mariyo.

Laakiin Senate ka ayaa u shaqeeyo xaqiijinta joojinta dooqyada Obama ee dhanka waaxda cadaaladda.

Aqalka oo aqlabiyadiisu ay haystaan xisbiga Jamhuuriga waxa uu ku murmayaa in madaxweynaha uusan isbedel ku sameyn karin waaxda cadaaladda ayadoo xilligiisu uu sii dhammaanaayo.
Balse, Madaxweyne the Obama administration says there are no such time limits in the US constitution.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada