daajis.com:- Xafiiska Wasaarada Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee Deegaanada Galmudug ayaa laga furay magaalada Cadaado ee Xarunta maamulka Galmudug, waxaana Gaadiid leyda lagu war geliyey inay qaataan Taariko cusub oo ay soo saareen.
Shirkado badan ayaa ku tartamay Hirgelinta Mashruucan, waxaana ku guulaysatay Shirkada Galayr, Waxaana madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo halkaasi ka hadlay uu sharaxaad ka bixiyey Faa’iidooyinka ku Xeeran.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:13 and have
, Published at