VIDEO: Xaalada Qaxooti kasoo Noqday Dhadhaab oo Kismaayo Tegay

VIDEO: Xaalada Qaxooti kasoo Noqday Dhadhaab oo Kismaayo Tegay

daajis.com:- Qaxooti badan oo Soomaaliyeed ayaa kusoo noqday dalkooda Hooyo, waxaana Goobaha ay sida wayn u tageen ka mid ah magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.


Qaxootiga Soomaaliyeed ee Halkaasi ku noqday oo u badan Dumar iyo Caruur  ayaa Xaalado Qalafsan waxay ku haystaan magaalada Kismaayo, Iyadoona uu ka Muuqdo dayac Xoogan, Waxaa sidoo kale Magaalada ka Qabsoomay Kulamo looga hadlayo Xaaladooda oo ay yeesheen Hay’adaha qaabilsan iyo Maamulka Jubaland.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada