daajis.com:- Shabakada daajis waxay idin soo gudbineysaa geraaro jaceyl , qisooyin xiiso , murug , iyo jaceylba xanbaarsan mar walbo ka aqriso www.Allsiyaasad.net qoraalo ku xiiso geliyo isla markaana kobciya jaceylka adiga iyo lamaanahaaga .
Xulashadii haweenkaay
Xasuustii nafteydaay
Xuural ceytii aduunkaay
Xabaal hadii aanan gelin
Xubigaaga iga suuli mayoo
Xushamad iyo sharafaan
Xayaatii kuu hayaaa
xaakim waxaan baryaa
Xilahayga inaad noqotoo
Xasan iyo xuseen iyo
Awlaad aad ii xambaartaa
Xaragadii nafteydaay
Xabaal hadii aanan gelin
Xubigaag iga suuli mayoo
Xushmad iyo sharafaan
Xayaatii kuu hayaaa
Xarakadaada wacan iyoXisaabtanka iyo feejignaantaXidigtii lagu tilmaamayXubigaaga iga suuli maayooXushmad iyo sharaf baanXayaatii kuu hayaaaa

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at