Cadadka Ciidamada Maraykanka ee ku Sugan Dalka Soomaaliya oo la Shaaciyay (VIDEO)

Cadadka Ciidamada Maraykanka ee ku Sugan Dalka Soomaaliya oo la Shaaciyay (VIDEO)

daajis.com:- Dowladda dalka Maraykanka ayaa bilawgii sanadkan sheegtay in qaar ka mid ah Ciidamada militeriga ay ku sugan yihiin dalka Soomaaliya, laakiin ilaa iyo hadda lama cadayn tirada rasmiga ah ee ku sugan soomaaliya.

Ciidamada Maraykanka ah ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya ayaa dalka u jooga inay tababaraan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom ee ka qaybqaata la dagaalanka Al Shabaab.


Hadaba Jaraa’idka The New York  Times oo baaritaan ku suubiyay arintani ayaa soo ogaaday in Dowladda Maraykanka ay ciidamo gaaraya 200 ilaa 300 boqol oo ciidan ay ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya, si ay ula dagaalmaan Xagjiriinta Al Shabaab.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada