Daawo: Dhaawaca Askartii Galmudug ee Muqdisho la geeyay oo Xaaladooda laga Dayriyey iyo Xubno Booqday

Daawo: Dhaawaca Askartii Galmudug ee Muqdisho la geeyay oo Xaaladooda laga Dayriyey iyo Xubno Booqday

daajis.com:- Shacabka ku dhaqan magaalada ee kasoo jeeda deegaanada Galmudug ayaa Cisbitaalka ku Booqday Dhaawacyada Ciidankii Galmudug ee dhowaan Duqaynta lagula eegtay duleedka magaalada Gaalkacyo.

Qaar kamid ah Ciidanka Dhaawaca ah ayaa la sheegay inaan Xaaladooda Caafimaad waxba looga Qaban Karin dalka, Waxaana ugu danabyntii Warbaahinta la hadlay Xubnaha soo booqday.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada