MUUQAAL Xiiso Leh: Muqdisho oo isku diyaarisay DOORASHADA, Isbadelka ku yimid iyo Hogaanka Bulshadu ay Rabto

MUUQAAL Xiiso Leh: Muqdisho oo isku diyaarisay DOORASHADA, Isbadelka ku yimid iyo Hogaanka Bulshadu ay Rabto

daajis.com:- Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa saxan saxada Doorashooyinka dhawaan lagu wado inay ka qabsoomaan caasimadda dalka soomaaliya ee Muqdisho.

Doorashooyinkan ayaa waxa ay kuwii hore kaga duwan yihiin, Boorarka Musharaxiinta oo lagu soo dhajiyay wadooyinka waaweyn ee degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana ka qayb galaya musharaxiin  tiro badan, oo  xilal kala duwan ka soo qabtay hay’adaha Dowladda.
Qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ayaa Cabiraya sidoo kale Dareenkooda ku aadan Doorashada iyo Hogaanka ay Soomaaliya u baahan tahay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada