daajis.com:- Ciidamada sida gaarka ha u tababaran ee dalka Turkiga ayaa gacanta ku soo dhigay nin la sheegay inuu la dhashay Wadaadka Fatxullah Gulen oo Dowlada Turkiga ay ku eedeesay inuu ka danbeeyay afgembigii fashilmay ee dalkaasi ka dhacay bishii july ee la soo dhaafay.
Magaalada xeebta leh Izmir ee dalka Turkiga ayey ciidamada ka soo qabteen Kutbettin Gülen, Ninkna ay xireen ciidamada Turkiga ayaa la sheegay in dhawaan uu dib ugu laabtay dalka Turkiga, waxaana ninkan lagu eedeeyay in uu taageero weyn u yahay walaalkiis Fatxullah Gulen oo kunool dalka Mareykanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:00 and have
