DAAWO: Gal-mudug oo Go’aano kasoo saartay dagaalkii iyo xiisada Gaalkacyo

DAAWO: Gal-mudug oo Go’aano kasoo saartay dagaalkii iyo xiisada Gaalkacyo

daajis.com:- Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Maalimihii lasoo dhaafay waxaa laga dareemay  Xaalad daganaansho oo aan la isku haleysan karin,  Iyadoo ay isku horfadhiyaan ciidamada Maamulada Galmudug iyo puntland Galbeedka magaalada Halkasi oo dagaal ay ku dhexmareen,

Waxaa Jiray Gudiyo ka kooban Wasiiro oo ay soo magacaabeen Labada maamul ee Puntland iyo Galmudug si ay uga wada hadlaan dajinta xaalada dagmada Gaalkacyo.

Gudigii ma talaya dhinaca maamulka Galmudug oo Warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo ayaa waxay fafaahin ay ka bixiyeen waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii ay soo gaadheen  magaalada Gaalkacyo .


Xasan Maxamed Warsame Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka baddda ayaa sheegay in Puntland aysan raali ka aheyn in galmudug ay kala hadasho colaada ka taagan magaalada gaaalkacyo, Wuxuuna  isweydiiyay sababata puntland ay u soo magacday wasiirada ? .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada