daajis.com:- Madaxwyenaha maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay Mowqifkiisa ku aadan Shirka Siilaanyo ku baaqay inuu ka Qabsoomo magaalada Burco, Kaasi oo la doonayo in lagu kala Daadiyo Laguna Fur-furo Shacabka Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Maamulka Khaatumo.
Madaxwayne Galaydh ayaa sheegay inaysan aqbali karin wada hadalo ku salaysan furfur iyo Reer, reer, wuxuuna ka digay sida ay ku sii socon karaan wada hadaladaba maamuladu hadii maamulka Somaliland ka joogsan waayo shirka Burco “Macquul maaha dadkaagii qabiil, Qabiil ayaan ula shirayaa oo Burcaan gaysanya idinkana waan idila hadlayaa, Waa ka baxaynaa anagu markaa wada hadalada Hadii ay Taasi dhacdo.” ayuu yidhi Madaxweynuhu.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:59 and have
, Published at