Daawo Video:-Feysal Cali Waraabe oo ku dhawaaqay inuu Murashax Yahay

Daawo Video:-Feysal Cali Waraabe oo ku dhawaaqay inuu Murashax Yahay

daajis.com:-  Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ucid Feysal Cali Waraabe ayaa ku dhawaay inuu yahay Murashax utaagan hogaaminta Soomaaliland

Xisbiga Ucid ayaa waxa uu yahay Mid Mucaarad ku ah Soomaaliland waxaana Feysal uu ka hadlay Jaamacad laga furay Hargeysa uu si hoos gelin ah ugu dhawaaqay inuu murashax yahay.


Feysal waraabe ayaa garaac ku sameeyey Shakhsiyaadka Qaranimada Soomaaliland ku gaari laheyd ka hormarinaya Kurisga sidii at Maamulkeeda uqaban lahaayeen.

Labo jeer oo hore ayuu ku guuldareystay Feysal Cali Waraabe Doorashadii la qabtay lamana oga sida ay noqon doonto Xaalada markii seddexaad uu isa soo sharaxay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada