DAAWO MUUQAAL: Aamina Maxamed oo madaxa Midowga Afrika u sharaxan

DAAWO MUUQAAL: Aamina Maxamed oo madaxa Midowga Afrika u sharaxan

daajis.com:- Dawlada Kenya ayaa gudbisay Magaca Wasiirada Arimaha Dibada Ee Kenya Amina Maxamad Inay u sharaxan tahay Madaxa Midowga Afrika oo ay hadda ku fadhido haweenayda reer Koonfur Afrika ee Layidhaahdo Nkosazana Dlamini-Zuma.


Amina Maxamad oo ah aqoonyahnad 29kii sandood ee ugu dambaysay kasoo shaqaysay caalamka iyo diblomaasiyada Kenya usoo qabatay wakiilka Qaramada Midoobay Ee Geneva ayaa xaga hore kaga jirta tartanka.

Musharaxiiinta kasoo kala jeedo dhawr wadan uu ay ka mid yihiin Mokuy oo kasoo jeeda  Equatorial Guinea, Abdoulaye Bathily  oo kasoo jeeda Senegal iyo  ninka reer Botswana Pelonomi Venson-Moitoi.
Amina Maxamad ayaa noqonaysa  musharaxii ugu horeeyay ee taariikhda oo kasoo jeeda wadamada bariga afrika oo ku tartamaysa hogaanka Midowga Afrika.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada