DAAWO MUUQAAL: Macalin Masiixi ah oo Quraanka bara Caruurta Muslimiinta

DAAWO MUUQAAL: Macalin Masiixi ah oo Quraanka bara Caruurta Muslimiinta

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Macalin Masiixi ah oo Qur’aanka Bara Caruurta Muslimiinta Kudo 50=sano ah, Kaasi oo ku Nool Tuula ku taala dalka Masar.


Macalinka ayaa Sanado badan isku dayey inuu Mideeyo Ardayda Muslimiinta iyo Masiixiga, Wuxuuna Macalin u yahay 120-arday oo 80 ay Muslimiin yihiin, Wuxuuna sheegay inuu Naxariis iyo Jacayl kula wada Nool yahay, Wuxuuna sheegay in si Kala Gooni ah uu Casharka u kala Siiyo Arday Muslimiinta ah iyo Kuwa Masiixiyiinta ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada