daajis.com:- Waxa ku guuleystey doorashada madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo helay 61 cod halka uu Maxamed Cabdi Waare uu helay 36 cod iyadoo hal cod uu halaabay, waxaana codeysay 98 cod,
Guddiga Doorashada ayaa hadda si rasmi ah ugu dhawaaqay Natiijada iyagoona sheegay in Xilka Madaxweynaha Hirshabeelle uu ku guuleystay Cali Cabdullahi Cosoble.
Waxaa Hada bilaabatay Munaasibada Loogu dhaarinayo xilka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble,waxana uu Maxamed Cabdi Waare ugu hambalyeyay madaxweynaha la doortay Cali Cabdullaahi Cosoble,
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:10 and have
