Daawo Video Ilhaan Cumar oo Khudbad ka Jeedisay Kulan lagu taageerayey oo Lagu qabtay Magaalada MINNEAPOLIS

Daawo Video Ilhaan Cumar oo Khudbad ka Jeedisay Kulan lagu taageerayey oo Lagu qabtay Magaalada MINNEAPOLIS

daajis.com:- Waxaa magaalada Minneapolis lagu qabtay Munaasibad Balaadhan oo taageero loogu Muujiyey Ilhaan Cumar oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo dhowaan Doorasho geli doonta, Islamarkaana Doorashadii Hordhaca ahayd Guul Gaadhay, Iyadoona Soomaalidu ay siwayn u garabtaagan yihiin.

Ilhaan CUmar oo khudbad ka jeedisay Kulanka ayaa soo bandhigtay Sida ay muhiim u tahay in Soomaalida ku dhaqan Minnesota ay Gacmaha is qabsadaan, Iyadoona ka codsatay inay Awoodooda muujiyaan Xiliga Doorashada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada