Daawo Waraysi Xiiso Leh: Salaad Cali Jeelle oo Si Adag uga hadlay Xaalada Soomaliya, Beelaha dawladaha la gelaya heshiiska, Arinta Hindiya &Safarka Xasan Sheekh

Daawo Waraysi Xiiso Leh: Salaad Cali Jeelle oo Si Adag uga hadlay Xaalada Soomaliya, Beelaha dawladaha la gelaya heshiiska, Arinta Hindiya &Safarka Xasan Sheekh

daajis.com:- Siyaasiga Salad Cali Jeelle oo ah Musharax u taagan Xilka Madaxwayne ee Soomaaliya ayaa Waraysi Xiiso badan oo uu Bixiyey Wuxuu uga hadlay Xaalada Soomaaliya, Wuxuuna ugu horayn siwayn uga hadlay Soomaalida ku xidhan dalka Hindiya, Wuxuuna Xukunkooda ku Sifeeyay Xasuuq, Iyadoona Dawlada Xasan sheekh ku eedeeyay Inay dayacday Doorkeedii.


Wuxuu ka hadlay Sida loogu baahan yahay Ciidamo Soomaaliyeed oo dhinaca Badda ah, Iyo  Sida beelaha Soomaaliyeed iyagoo Hunguri raadinaya ay dhiibaan Dhulka Xeebaha ku dhow,  Wuxuuna sheegay inay tahay nooca ay ku Timaado Gumaysiga.

Waraysiga ayaa sidoo kale waxaa wax looga waydiiyey Dib u dhaca ku yimid Doorashada iyo Safarka madaxwayne Xasan sheekh ku tagay magaalada Baydhaba.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada