MUUQAAL: Maamulka Soomaliland oo Codsaday in loosoo qabto Jen. Morgan, Kana hor yimi inuu ku biiro Aqalka sare

MUUQAAL: Maamulka Soomaliland oo Codsaday in loosoo qabto Jen. Morgan, Kana hor yimi inuu ku biiro Aqalka sare

daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Jen. Maxamed Xirsi Morgan oo kamid ahaa Dawladii dhexe ee Soomaaliya, oo Xiligan u taagan Aqalka Sare ee Soomaaliya.


Morgan ayay ku eedeeyeen inuu yahay Gacan ku dhiigle, Waxayna soo dhoweeyeen Warkii dhowaan kasoo baxay Beesha Caalamka, Waxayna Dawlada Soomaliya usoo Jeediyeen inaan Xubnahaasi lagu darin, Waxayna sheegeen in Morgan uu Doonayo inuu Dhibaato kale gaysto “Waxaanu Aduunwaynaha ka Codsanaynaa in Lasoo Qabto, Mid hada Shaarubo wayn Samaystay oo la yidhaahdo Morgan, Kaasi oo la doonayo in lagu soo daro Baarlamaanka Soomaaliya”.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada