MUUQAAL: Faroole “Anigu Jabhadihii kuma jirin, Aqalka sare waa Isbaaro loo dhigayo wixii xun” +Colaada Gaalkacyo

MUUQAAL: Faroole “Anigu Jabhadihii kuma jirin, Aqalka sare waa Isbaaro loo dhigayo wixii xun” +Colaada Gaalkacyo

daajis.com:-  C.raxmaan Maxamed (Faroole) Madaxwaynihii hore ee maamulka Puntland oo Hada ah Musharax u taagan Aqalka Sare  ee Soomaaliya,  ayaa Khudbad uu ka jeediyey Baarlamanka Puntland wuxuu usoo bandhigay Qorshihiisa iyo  Sababta ku dhalisay inuu Xilkaasi Isku taago.


Faroole ayaa Wuxuu sheegay inuu ahaa Nabadoon, islamarkaana aanu kamid noqon Jabhadihii iyo Guulwadayaashii Soomaaliya soo maray,  Wuxuun sharaxaad ka bixiyey Aqalka sare, Isagoo soomaalida igu Sifeeyay inay taqaano isbaarada “Aqalka sare waa isbaaradii loo dhigayey wixii aan Soomaaliya u fiicnayn,  waxaan idinka Codsanaayaa inaad dad Soomaaliya u Cuntama oo dhibka dalka ka saara aad soo Xushaan” Ayuu yidhi faroole.

Ugu danbayntii Faroole ayaa sheegay inay isku taagi doonaan Midnimada Soomaaliya iyo Hor taga Colaada isagoo tusaale usoo qaatay dagaalada magaalada Gaalkacyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada