MUUQAAL: Qubanaha VOA-da Safiirka Maraykanka oo Ka Hadlay DUQAYNTII Gaalkacyo iyo Qodobo xiiso leh

MUUQAAL: Qubanaha VOA-da Safiirka Maraykanka oo Ka Hadlay DUQAYNTII Gaalkacyo iyo Qodobo xiiso leh

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ay soo jeedinayaa Caasho Cuud iyo Ismaacil Xuseen Farjar.

Qodobada aad ku daawan Doontaan Barnaamijka waxaa kamid ah “Safariika Maraykanka ee Soomaaliya oo ka hadlay Duqayntii Maraykanka ee Duleedka Gaalkacyo iyo dib u dhaca Doorashada, Tareen Casri ah oo isku xidhaya Jabuuti iyo Itoobiya oo Xadhiga laga jaray Kaasi oo Dalka Shiinaha uu dhisay, Waraysi lala yeeshay Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya iyo Qodobo Xiiso Badan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada