daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin lagu Kashifay Sida Soomaalidu Niyada uga dhimatay, Iyagoo aaminay inayna isku Filnaan Karin ” Weligeed Ma Dawarsi iyo Gacan shisheeye ayaan ku Noolaanaynaa” ?
Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay Khasaaraha lagu Qabo Hay’adaha Shisheeye, Iyadoona si gaar ah loogu Xusay Hay’ada WFP, Iyadoo Raashinka ay Soomaalida u qaybiso uu yahay Hanbada ama Hadhaaga Maraykanku ay Bulshadooda u Quudhi waayaan, Iyadoona taasi Badalkeeda aan Hal Kiilo laga iibsan Beeraleyda Soomaaliya.
” Haddayna Soomaali ku dadaalin sidii looga maarmi lahaa hay’adaha ‘gargaarka’ ee shisheeye iyo dawarsiga, waligeen waxaan ku jiraynaa gacan shisheeye “.
Ugu danbayntii maamulada iyo Dawalada dhexe ee Soomaaliya ayaa loo Jeediyay inay Ogaadaan Dawarsigu dhibka uu Leeyahay, Hay’adaha Shisheeyana ay ku Khasbaan inay Beeraleyda Soomaalida wax ka iibsadaan, Sidoo kalana Ganacsatada ayaa loogu Baaqay inay maal-gelin ku sameey
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at