Waraysi: Hoboladii Khadiijo Qalanjo oo Wiilkeedu ku xidhan yahay London UK

Waraysi: Hoboladii Khadiijo Qalanjo oo Wiilkeedu ku xidhan yahay London UK

daajis.com:-  Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Martida Makrafoonka, oo looga hadlay Dhibaatooyinka Hooyooyinka Soomaaliyeed ay kala Kulmaan Caruurtooda ku xidhan yihiin Xabsiyada dalka Ingiriiska.


Fnnaanadda Khadiijo Qalano oo kamid ahayd Hoboladii Qaranka Soomaaliya, ayaa Wiilkeedu ku xidhan yahay Mudo 10-sano ah London, ayaa sheegtay in la xukumay 20-sano, Waxayna ka warantay Dhibaatooyinka ay ku Qabaan Xabsiga, Waxaana soo jeedinaya Wariye Ridwaan Xaaji Cabdiwali.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada