Arag sawir qosol badan: Musharaxiinta adeegaha u ah dalalka shisheeye ee dalka iibsan doona

Arag sawir qosol badan: Musharaxiinta adeegaha u ah dalalka shisheeye ee dalka iibsan doona

daajis.com:- Sawir gacmeedkaani dareenka leh ayaa waxaa laga sameeyay suuragalnimada in Xildhibaanada cusub ay doortaan Musharax adeege u ah Dowladaha Shisheeye ee dalka u horseedaya burburka iyo musiibada.

Sawirka ayaa waxaa digniin lagu siinayaa Xildhibaanada cusub ee ku taamaya in Musharaxiinta ay u kala saaran reer hebel iyo kuwa ku kacay falka lagu iibsanaaya dalka.

Mid kamid ah Odayaasha lagu miisaaliyo Sawir Gacmeedka ayaa ku qeyla dhaaminaaya in laga feejignaado in la doorto Musharax halis galinkara dalka iyo dadka Soomaaliyeed, waxa uuna Odaygaasi ku baaqayaa in la doorto Musharax aan dalka halis galinkarin.
Musharaxiinta oo sii kordhaaya ayaa waxaa ku jira kuwo aan sal iyo baar ku laheyn Wadaniyada, kuwaasi ayaana laga cabsi qabaa in dalka iyo dadkiisa ay u gacan galiyaan Shisheeyaha.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada