daajis.com:- Dhammaan musharrixiinta madaxwaynenimada Soomaaliya waxaa la’aaminsanyahay inay wataan baasaboorro shisheeye. Waddamamda kale ma aqbalaan arrintan. Maxay Soomaali kaga duwantahay ?
Waxaana sidoo kale la is waydiinayaa Inay daacad u yihiin dalkooda iyo Inay u Abaal gudi doonaan dalalka ay ka haystaan Sharciyada oo iyagu horey u siiyey.
Sidoo kale Siyaasiyiinta waa inaan lagu taageerin Qabiilka, ee laga Fiiriyo midkee ayaa Soomaaliya u Adeegi kara.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at