daajis.com:- Xaliima Aadan oo 19 jir ah oo iyadoo Asturan ka qayb gashay Tartanka gabadha ugu quruxda badan gabdhaha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in aanay markale tartamayn oo ay Joojisay arintaasi.
Xaliima ayaa sheegtay in ay rajaynaysay in ka qayb galkeeda tartanka quruxda gabdhaha ee Mareykanka ay dhiirrigalin u noqoto dumarka kale ee Muslimiinta ah iyo kuwo soomaalida, hasayeeshee ay haatan ka tanaasushay sii wadidda xirfaddaasi kaddib markii ay Hooyadeed kula talisay inay Joojiso.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at