daajis.com:- Maamulka khaatumo ayaa ka warbixiyey Kulamadii maalintii shalay magaalada Buuhoodle ku dhexmaray Wafdigii uu hogaaminayey Madaxwaynaha Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya, Waxgaradka Buuhoodle iyo Masuuliyiin ka tirsan maamulka Khaatumo.
Gudoomiyaha Golaha deegaanka Buhoodle C.fataax Cali Cawil ayaa sheegay in kulamada looga hadlay Iskaashiga Labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya, Sidoo kalana waxaa kulamada looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa sidii wax looga qaban lahaa dadka ay saameeyeen Abaaraha.
Halkaan ka Daawo
Halkaan ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:36 and have
, Published at