MUUQAAL: Madaxwaynaha Ruushka oo ka hadlay Safiir looga dilay dalka Turkiga

MUUQAAL: Madaxwaynaha Ruushka oo ka hadlay Safiir looga dilay dalka Turkiga

daajis.com:- Madaxwaynaha Dawlada Ruushka    Vladimir Putin  ayaa  Ka hadlay Weerar Lagu dilay Safiirkii Dawlada Ruushka u Fadhiyey Dalka Turkiga, Wuxuuna sidoo kale dalbaday in la Cadeeyo cida uu Amarka ka qaadanayey Ninka dilka gaystay.


Duqa magaalada Ankara ayaa sheegay in ninka toogashada ku dilay safiirkii Ruushka ee Turkey uu ka tirsan yahay booliska.

Ninkan hubeysan ayaa safiirka toogasho ku dilay isagoo khudbadaynaya magaalada Ankara. Haddaba toogashadan maxay ka baddali kartaa xiriirka Turkey iyo Ruushka?

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada