daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu bixiyey Guraase Cabdullahi Maxamed oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo ku noolaa dalka Norwey, Islamarkaana loo sheegay in 21.12. 2016 laga Tuurayo Norway, Isagoo loo celin doono Soomaaliya.
Arinta kale ee Naxdinta badan ayaa waxay tahay in laga Reebtay Caruur 4 ah uu dhalay, Isagoona sheegay in hadii Caruurtiisa lagu daro uu ku Faraxsanaa in dalkiisa loo Celiyo, Wuxuuna sidoo kale Codsi u diray Dawlada Soomaaliya si Xaaladiisa loola socdo marka uu yimimaado Dalka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at