daajis.com:- Sacdiya Salaad Samatar oo ah Aqoonyahanad ku noolayd dalka Maraykanka, oo horay eedayn Ba’an ugu soo jeedisay maamulka Puntland iyo Madaxdii soo maray ayaa maalintii shalay Xildhibaan Aqalka Hoose ee Dawladda Soomaaliya ay Beesheedu ugu dooratay magaalada Garoowe.
Sacdiya ayaa horey u sheegtay in madaxwaynaha maamulka Puntland uu dhibaato xoogan ka wado gudaha deegaanada maamulka Puntland, waxayna xustay inuu ku dhashay magaalada Cadaado oo aanu Kasoo jeedin Puntland Balse uu qaab qabiil ku sheeganayo, waxay sheegtay inay iyadu ku dhalatay magaalada Garoowe.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:20 and have
, Published at