daajis.com:- Warbaahinta Caalamka ayaa aad u hadal haya qaraxii lagu hoobtay ee shalay ka dhacay nawaaxiga dekedda weyn ee magaalada Muqdisho.
Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa waxa uu gaystay qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac iyadoo dadkii halkaasi ku geeriyooday ay u badnaayeen dad shacab ah oo goobtaasi ku sugnaa.
Waxaana Markii danbe goobtaasi soo gaaray qubaqro reer galbeed ah, oo ku taqasusay baaritaanka qaraxyada AID-ga loo yaqaan oo ay adeegsadeen kooxda Al Shabaab.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at