Daawo: Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare oo la doortay

Daawo: Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare oo la doortay

daajis.com:- Doorashada Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad ee Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa goor dhowayd soo dhamaatay waxaana Guddiga ay ku dhawaaqeen Natiijada Cod Bixinta Xildhibaanada iyo sida ay u kala heleen Musharraxiinta Tartamayay.


Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) iyo Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaana kutar tamay Xilkaas waxaana Codka u badan helay Xildhibaan Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” oo helay 30 Cod halka uu Cabdi Axmed Dhuxulow uu helay 22 Cod.

Guddiga ayaa ku dhawaaqay Natiijada iyagoona sheegay in Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Aqalka Sare loo doortay Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada